Biya baxa DEG DEGA!!! Maxa keena ?

 Asalaamu caleykum maqaalkaan waxan kaga hadleynaa dad badan waxay u arkaan inee yihiin xasaasiyad waa arin an is leeyahay way wanaagsantahay in la wadaago 

Waxaad moodeysaa in bulshadeenu ku yartahay wax weydiinta taasoo sawab u ah aqoon la'aan baahsan iyo in dadkeena inta badan aysan wax weyn u arkin in waxyaabaha qaar sida dhibaatadaan aa maanta ka hadleyno ee loo yaqaano BIYO BAXA DEG DEGA ah ( Premature Ejaculation )  oo waqtiga galmada dhaca waxaa hubaal ah in wixii xun laga xishoodo maadaama ay wanaagsantahay inaad ogaato wax kasta oo ka dhaca bini'aadamka sida xanuunada kala duwan ee ku dhaca jirka bini'aadamka oo badankooda laga dawoobo 

Maqaalkaan waxaan kaga hadli doonaa xanuunka loo yaqaano PE oo lagasoo gaabiyay ( Premature Ejaculation ) oo 65% ilaa 70% ku dhaca ragga dunida daafaheeda ku nool iyadoo celcelis ahaan saddaxdii nin ee hal meel wada joogoba midkood uu ka cabanayo dhibaatadaan ay laso daristo waqtiga qofka uu guursado kadib 

WAA MAXAY BIYO BAXA DEG DEGA AH. ?

Waxa afka qalaad lagu yiraahda PE ( premature ejaculation ) ama biyo baxa dad dag ah kaasoo dhaca xilliga galmada xanuunkaan waxa uu keena inuu qofka awood buuxda u yeelan waayo inu xajin (xakameyn) wayo biyaha ama manidiisa xilliga galmada iyadoo dhaqaatiirta badankooda isku raaceen in ragga qaar ku biyo baxaan wax ka yar 30sec ila 2 daqiiqo inta u dhaxeyso mararka qarkiis waxaa qofka arintaan ku dhacdaa isagoo aan wali howshiiba an bilaabin 

Xanuunkaan aya waxa uu noqday mid fara ba'an ku haya dhalinyarada qarnigaan nool haddii aynu si kale u dhigno iyadoo an la oran karin waa xanuun weyn hadana way adagtahay ninka dhalinyarada ah inuu u tago dhaqtar Dr si uu usoo bandhigo inuu ka cabanaayo xanuunkaan 

FG walaalayaal sida aan wada ogsoonahay cafimaadku waa shey muhiim u ah saldhiga nolosheena  

SIDEE LAGU DAAWEYN KARAA BIYO BAXA DEG DEGA AH. ? 

                                                                               Ugu horeyn haku fekerin hana isku dayin inad isticmaasho ama aad ku xaliso caqabadaan kaniiniyaal sida Viagra ama Malab ogoow haddii aad sidaas sameyso xaaladaada way sii xumaaneysaa  hadaba maxa ku keenay inaad ku biyo baxdo si fudud ?

1] Siigada :  dhibka ku heysto badana waxa lagu micneeyaa Siigada. Siigeysigu wiilasha badanaa waxay ku bartaan markeey da'dooda u dhaxeyso 12-15 sanno xilligaas oo ay badanaa la noolyihiin waalidkooda khartarna ay ugu jiraan in lagu qabto ayagoo siigeysanayaan amaba gacantooda isticmaalayaan sidaas daraadeed waxay u sameeyaan si dhuumaaleysi ah ama si dhaqso dhaqso ah hadaba adigoona ogeen ayaad si tartiib tartiib ah ayaad u tawabareysaa dareenkaada iyo maskaxdaada in maraad hoowsha ( Siigada ) sameysid durba biyaha ( minida ama shahwada  ) ka yimaadaan . 

Maskaxdaada ayaad si indirect ah u tawabartay in biyaha dhaqso ka yimaadaan. 

Hababa xalka maxuu yahay ? 

Xalka ugu weyn wa inaad joojisa kana reebtoonaata Siigada waxa kaliya aad sameyn karto waa inaad maskaxdaada re-wire ( dib u silig ) ku sameeyso  taasoo rag badan ay natiijo fiican ka gaareen 

2] Dhibaato Nafsiyan ah ( psychological factors ama personal problems  )  qofka oo shaqo badan haya maalinkii oo dhan kadib markii uu yimaado gurigiisa an haweeneydiisa ama xaaskiisa aan ka helin soo dhaweyn aad u sareysa kadib kalsooni daro ka qaado xaaskiisa ama gabdha uu qabo iyadoo aan dhiiro galin badan aysan siineenin qofka uu waqtiga uu galmada bilaabo dareemayo isku buuq badan iyo arimo kale ayaa biya baxa dag daga keeni karo 

3] Dhafarka :  Soo jeedka habeenkii aya asagana sawabi kara biyo baxa dagdag ah iyadoo loo baahanyahy qofka inuu yareeyo saama leylka ama so jeedka xilliga dambe 

4] Caafimaadka Jirka :  qofka oo ay laso darsaan dhibaatooyin xagga jirka ah kuwaas oo ka mid noqonaya qanjir xanuunka xaniinta oo ku xanuunta iyo isbadal ku yimaada maskaxda oo qeyb weyn ka ah biyo baxa dag daga ah 

Tusaale ahaan qofka isagoo ka fekeriya waxyaabo kale oo aad sameyneyso Galmo waa hubaal inee imaan karto dhibaatadaan 

5] Sigaarka:  Cabida Sigaarka waxay qeyb lixaad leh ka qaadataa dhibaatadaan ( Biyo baxa dag dag ah ) in qofka xajin kari waayo Biyaha ama Shahwada  xilliga howsha ay ku guda jiraan sawabtoo ah unugyada dhiiga qaada waxay noqdaan kuwo aad u yar yar marka uu qofka Sigaarka cabo taas oo hadhow keeneysa in uu dhiiga xoog weyn u heyn kari waayo taas oo banaanka keeneysa oo micnaheedu tahay wareega dhiiga oo aad u yaraada 

6]Qaadka ( Jaadka ):  cunista Qaadka waxaa laga yaabaa dadku iney is weydiiyaan waa maxay sawabta cunista Qaadka ay biyo baxaan sameeyn ugu yeelan karto hadaba walaalayaal Qaadka oo ay ku jiraan maadooyin badan oo raacsan maandooriyayaal qofka markuu cuno Qaadka waxa laga yaabaa in hamiga uu hayo in uu la Galmoodo  xaaskiisa uu yahay mid aad u sareeya lkin in ka yar 3 ama 2 daqiiqo ayuu qofku dhibaatadaan kula kulmaa isagoo markiiba noqda qof daalan amaba hurdo heyso waxaan oganahay cunista Qaadka ama Jaadka iney tahay daroogo la dagaalameysa awooda jirka taasoo keeni karto Inu awoodi wayo inuu xaaskiisa mar labaad u tago.

7] Daawashada Aflaanta anshaxa xun :  Daawashada filimaanta aan habooneen ayaa qeyb lixaad leh ka qaadato howshan biyo baxa dag daga ah taasoo ay ugu wacantahay in maskaxda qofka ay badalaan isagoo qofka aan ogeen waxa ka imaan kara in hadhow markuu xaas yeesho uu u heyn kari wayo hami aad u badan taas oo keeni karto qofka ininuu ku dhaco biyo bax dag daga ah . 

CUNTOOYINKA UGU WANAGSAN EE AAD ISTICMAALI KARTO 

1] Qamadiga habeenkii haddii aad u heli karto casho ahaan way fiican tahay 

2] Xaasida macaan( Sabuulka ) ama sweetcorn 

3] Baamiyaha 

4] Digirta waliba mida cad 

5] Bariiska 

6] Basasha Cad, Tuunta, Karootada, Qumbaha, Tufaaxa, Mooska, Cambaha, Kalluunka, Hilibka cas, Caanaha iyo Sido kale isku day inaad malintii biyo badan cabto  si aad is badal weyn u dareento dhaqdhaqaaqa kilyahaada 

7] Shacfaraanka ubaxa Shacfaraanka waxaa ku jiro maadooyin awooda jinsiga xoojiya 

8] loowska waxa ku jiro maado




oyin aad loo aamaanay iney qeyb ka qaataan kordhinta tirada iyo tayada Shahwada intaasoo ay u dheertahay in dareenka ay aad u kordhiso 

9] Zanjabiilka waxa asna la shegaa mid aad u wanaagsan si gaar ahna waxa uu cajabiyaa rag uu cimrigooda aad u batay 

CABITAANADA 

 Ugu dambeyntii cabitaanada qaar baa kordhiya hawada iyo damaca gogasha marka qaarkood aad isticmaashana waxa ay keenaan is badal ku yimaada jinsiga qofka 

 





Comments